Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 10:37-38 in Somali

Help us?

YOOXANAA 10:37-38 in Kitaabka Quduuska Ah

37 Haddaanan samayn shuqullada Aabbahay, ha i rumaysanina.
38 Laakiin haddaan sameeyo, in kastoo aydnaan i rumaysanayn, shuqullada rumaysta, inaad ogaataan oo garataan in Aabbuhu igu jiro, anna Aabbaha aan ku jiro.
YOOXANAA 10 in Kitaabka Quduuska Ah