Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 10:30-32 in Somali

Help us?

YOOXANAA 10:30-32 in Kitaabka Quduuska Ah

30 Aniga iyo Aabbuhu mid baannu nahay.
31 Markaasay Yuhuuddu haddana dhagaxyo u gurteen inay dhagxiyaan.
32 Ciise ayaa ugu jawaabay, Shuqullo badan oo wanaagsan ayaan idinka tusay xagga Aabbahay. Shuqulladaas kee baad igu dhagxinaysaan?
YOOXANAA 10 in Kitaabka Quduuska Ah