Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 10:27-29 in Somali

Help us?

YOOXANAA 10:27-29 in Kitaabka Quduuska Ah

27 Idahaygu codkaygay maqlaan, waanan garanayaa iyaga, wayna i raacaan.
28 Oo waxaan iyaga siiyaa nolosha weligeed ah, weligoodna ma lumi doonaan, oo ninna kama dhufsan doono gacantayda.
29 Aabbahaygii i siiyey iyaga ayaa wax walba ka weyn, oo ninna kama dhufsan karo gacanta Aabbahay.
YOOXANAA 10 in Kitaabka Quduuska Ah