Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 10:22-24 in Somali

Help us?

YOOXANAA 10:22-24 in Kitaabka Quduuska Ah

22 Waxay ahayd Iidda Daahirinta Macbudka xagga Yeruusaalem, waxayna ahayd wakhtiga qabowga.
23 Ciisena wuxuu dhex socday macbudka xagga Balbalada Sulaymaan.
24 Yuhuuddu haddaba waxay isugu soo urureen hareerihiisa oo ku yidhaahdeen, Tan iyo goormaad shaki nagu sii wadi doontaa? Haddii aad Masiixa tahay bayaan noogu sheeg.
YOOXANAA 10 in Kitaabka Quduuska Ah