Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 10:2-5 in Somali

Help us?

YOOXANAA 10:2-5 in Kitaabka Quduuska Ah

2 Laakiin kii illinka ka soo galaa waa adhijirka idaha.
3 Illinjoogaha ayaa isaga illinka ka fura, iduhuna codkiisay maqlaan, idihiisana magacyadooda ayuu ugu yeedhaa, oo dibadduu u kaxeeyaa.
4 Markuu kuwiisa wada saaro, wuu hor kacaa, iduhuna way raacaan, waayo, codkiisay garanayaan.
5 Nin qalaadna raaci maayaan, laakiin way ka cararayaan, waayo, codka kuwa qalaad garan maayaan.
YOOXANAA 10 in Kitaabka Quduuska Ah