Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 10:1-2 in Somali

Help us?

YOOXANAA 10:1-2 in Kitaabka Quduuska Ah

1 Runtii, runtii, waxaan idinku leeyahay, Kii aan xerada idaha illinka ka soo gelin ee meel kale ka soo fuulaa, kaasi waa tuug iyo waxdhace.
2 Laakiin kii illinka ka soo galaa waa adhijirka idaha.
YOOXANAA 10 in Kitaabka Quduuska Ah