Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 83

SABUURRADII 83:9-12

Help us?
Click on verse(s) to share them!
9Iyaga ku samee wixii aad ku samaysay reer Midyaan, Iyo Siiseraa iyo Yaabiin markii ay ag joogeen Webi Qiishoon,
10Waxay ku halligmeen Ceyn Door, Oo waxay dhulka u noqdeen digo.
11Nimankooda gobta ah oo dhan waxaad ka dhigtaa sida Cooreeb iyo Se'eeb, Oo amiirradooda oo dhanna sida Sebah iyo Salmunnac,
12Kuwaas oo isyidhi, War aan iska qaadanno oo hantinno Ilaah degmooyinkiisa.

Read SABUURRADII 83SABUURRADII 83
Compare SABUURRADII 83:9-12SABUURRADII 83:9-12