Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 83

SABUURRADII 83:12-16

Help us?
Click on verse(s) to share them!
12Kuwaas oo isyidhi, War aan iska qaadanno oo hantinno Ilaah degmooyinkiisa.
13Ilaahayow, iyaga ka dhig sida boodhka warwareega, Iyo sida xaab dabaysha ka horreeya,
14Sida dabka duurka guba, Iyo sida ololka buuraha huriya,
15Sidaasoo kale iyaga duufaankaaga ku eri, Hufadaadana ku cabsii.
16Rabbiyow, wejigoodu wareer ha ka buuxsamo, Si ay magacaaga u doondoonaan.

Read SABUURRADII 83SABUURRADII 83
Compare SABUURRADII 83:12-16SABUURRADII 83:12-16