Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 71

SABUURRADII 71:20-22

Help us?
Click on verse(s) to share them!
20Adiga oo na tusay dhibaatooyin badan oo aad u xun, Ayaa haddana na noolayn doona, Oo haddana waxaad naga soo saari doontaa dhulka moolkiisa.
21Weynaantayda ii sii kordhi, Oo intaad soo jeesatid i qalbi qabooji.
22Ilaahow, waxaan kugu ammaani doonaa alaab muusiko ah, Oo runtaadaan ammaani doonaa, Israa'iil kiisa Quduuska ahow, Waxaan ammaan kuugula gabyi doonaa kataarad.

Read SABUURRADII 71SABUURRADII 71
Compare SABUURRADII 71:20-22SABUURRADII 71:20-22