Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 69

SABUURRADII 69:8-11

Help us?
Click on verse(s) to share them!
8Waxaan walaalahay u noqday shisheeye, Oo ilma hooyadayna waxaan u noqday ajanabi.
9Qiiradii aan gurigaaga u qabay ayaa i gubtay, Oo caydii kuwii ku caayay ayaa igu kor dhacday.
10Markaan ooyay, oo aan naftayda soon ku edbiyey, Taasu waxay igu noqotay ceeb.
11Markaan joonyado dhar ka dhigtayna, Waxaan iyagii u noqday masaal.

Read SABUURRADII 69SABUURRADII 69
Compare SABUURRADII 69:8-11SABUURRADII 69:8-11