Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 68

SABUURRADII 68:9-11

Help us?
Click on verse(s) to share them!
9Ilaahow, waxaad soo daysay roob badan, Oo kuwa dhaxalkaagu markay daallanaayeenna waad xoogaysay.
10Ururkaagu halkaasuu dhex degganaa, Ilaahow, wanaaggaaga aawadiis wax baad u diyaarisay masaakiinta.
11Sayidku wuxuu bixiyey erayga, Kuwa warka faafiyaana waa guuto weyn.

Read SABUURRADII 68SABUURRADII 68
Compare SABUURRADII 68:9-11SABUURRADII 68:9-11