Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 64

SABUURRADII 64:2-3

Help us?
Click on verse(s) to share them!
2Oo iga qari talada qarsoon oo kuwa sharka ka shaqeeya, Iyo tirabadnaanta xumaanfalayaasha,
3Oo carrabkooda u afeeyey sidii seef oo kale, Oo fallaadhahoodii liishaamay kuwaas oo ah erayo qadhaadh,

Read SABUURRADII 64SABUURRADII 64
Compare SABUURRADII 64:2-3SABUURRADII 64:2-3