Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 63

SABUURRADII 63:2-3

Help us?
Click on verse(s) to share them!
2Si aan u arko xooggaaga iyo ammaantaadaba aawadeed, Ayaan kaa fiiriyey meesha quduuska ah.
3Waayo, raxmaddaadu way ka sii wanaagsan tahay nolol, Haddaba bushimahaygu way ku ammaani doonaan.

Read SABUURRADII 63SABUURRADII 63
Compare SABUURRADII 63:2-3SABUURRADII 63:2-3