Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 60

SABUURRADII 60:3-5

Help us?
Click on verse(s) to share them!
3Dadkaagii waxaad tustay waxyaalo adag, Oo waxaad na cabsiisay khamri lala dhacdhaco.
4Calan baad siisay kuwa kaa cabsada, In runta loo soo bandhigo aawadeed. (Selaah)
5Si ay kuwaad jeceshahay u samatabbaxaan, Gacantaada midig ku badbaadi oo ii jawaab.

Read SABUURRADII 60SABUURRADII 60
Compare SABUURRADII 60:3-5SABUURRADII 60:3-5