Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 59

SABUURRADII 59:6-7

Help us?
Click on verse(s) to share them!
6Fiidkay soo noqdaan, oo waxay u ciyaan sida eey oo kale, Oo waxay ku warwareegaan magaalada hareeraheeda.
7Afkooda waxaa ka qubmaysa cay, Bushimahoodana waxaa ku jira seefo, Waayo, waxay isyidhaahdaan, Bal yaa na maqla?

Read SABUURRADII 59SABUURRADII 59
Compare SABUURRADII 59:6-7SABUURRADII 59:6-7