Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 55

SABUURRADII 55:4-5

Help us?
Click on verse(s) to share them!
4Wadnuhu aad buu ii xanuunayaa, Oo waxaa igu dhacday cabsida dhimashada.
5Baqdin iyo gariir ayaa igu soo degay, Oo naxdin baa i dabooshay.

Read SABUURRADII 55SABUURRADII 55
Compare SABUURRADII 55:4-5SABUURRADII 55:4-5