Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 55

SABUURRADII 55:19-20

Help us?
Click on verse(s) to share them!
19Ilaah oo ah kan weligiis waara, Wuu maqli doonaa oo u jawaabi doonaa iyaga, Kuwaas oo aan beddelmin, (Selaah) Oo aan Ilaah ka cabsan.
20Isagu wuxuu u gacan qaaday kii isaga heshiiska la ahaa, Oo axdigiisiina wuu buriyey.

Read SABUURRADII 55SABUURRADII 55
Compare SABUURRADII 55:19-20SABUURRADII 55:19-20