Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 51

SABUURRADII 51:13-14

Help us?
Click on verse(s) to share them!
13Oo markaas kuwa xadgudba jidkaagaan bari doonaa, Oo dembilayaashuna adigay kuu soo noqon doonaan.
14Ilaahow, Ilaaha badbaadadaydow, dhiiggelidda iga samatabbixi, Markaasaa carrabkaygu wuxuu aad uga gabyi doonaa xaqnimadaada.

Read SABUURRADII 51SABUURRADII 51
Compare SABUURRADII 51:13-14SABUURRADII 51:13-14