Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 50

SABUURRADII 50:2-3

Help us?
Click on verse(s) to share them!
2Siyoon oo ah meesha quruxda kaamilka ah Ayaa Ilaah ka soo iftiimay.
3Ilaaheen wuu iman doonaa, iskamana aamusi doono, Hortiisa ayaa dab wax baabbi'in doonaa, Hareerihiisana waxaa jiri doona duufaan weyn.

Read SABUURRADII 50SABUURRADII 50
Compare SABUURRADII 50:2-3SABUURRADII 50:2-3