Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 43

SABUURRADII 43:1-2

Help us?
Click on verse(s) to share them!
1Ilaahow, ii gar soor, oo dacwadayda kala muddac quruun aan cibaado lahayn, Iga samatabbixi ninka khiyaanada badan oo xaqa daran.
2Waayo, waxaad tahay Ilaaha xoogga ii ah, bal maxaad ii xoortay? Dulmiga cadowga daraaddiis bal maxaan ula sii cabaadaa?

Read SABUURRADII 43SABUURRADII 43
Compare SABUURRADII 43:1-2SABUURRADII 43:1-2