Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 42

SABUURRADII 42:2-3

Help us?
Click on verse(s) to share them!
2Naftaydu waxay u oomman tahay Ilaah, kaasoo ah Ilaaha nool. Goormaan u tegi doonaa oo aan Ilaah hortiisa ka muuqan doonaa?
3Habeen iyo maalinba waxaa cunto ii noqday ilmadaydii, Intay had iyo goorba i leeyihiin, Ilaahaagu meeh?

Read SABUURRADII 42SABUURRADII 42
Compare SABUURRADII 42:2-3SABUURRADII 42:2-3