Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 35

SABUURRADII 35:11-14

Help us?
Click on verse(s) to share them!
11Waxaa kaca markhaatiyaal xaqdarro ah, Oo waxay i weyddiiyaan waxyaalo aanan ogayn.
12Wanaag xumaan bay iigaga abaalgudaan Oo naftayda way gacal tiraan.
13Laakiinse markay bukeen, dharkaygu wuxuu ahaa joonyado, Oo naftaydana soon baan ku dhibay, Oo tukashadayduna laabtayday ku soo noqotay.
14Anigu waxaan u qaatay sidii isagoo ah saaxiibkay ama walaalkay, Oo waxaan la foororsaday baroorasho sida mid hooyadiis u baroorta.

Read SABUURRADII 35SABUURRADII 35
Compare SABUURRADII 35:11-14SABUURRADII 35:11-14