Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 25

SABUURRADII 25:4-5

Help us?
Click on verse(s) to share them!
4Rabbiyow, jidadkaaga i tus, Oo waddooyinkaagana i bar.
5Runtaada igu hoggaami, oo i bar, Waayo, waxaad tahay Ilaaha badbaadadayda, Oo maalinta oo dhan adaan ku sugaa.

Read SABUURRADII 25SABUURRADII 25
Compare SABUURRADII 25:4-5SABUURRADII 25:4-5