Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 25

SABUURRADII 25:11-12

Help us?
Click on verse(s) to share them!
11Rabbiyow, dembigayga iga cafi magacaaga daraaddiis, Waayo, aad buu u weyn yahay.
12Bal waa ayo ninka Rabbiga ka cabsadaa? Kaas wuxuu ku hanuunin doonaa jidkii uu isagu doorto.

Read SABUURRADII 25SABUURRADII 25
Compare SABUURRADII 25:11-12SABUURRADII 25:11-12