Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 22

SABUURRADII 22:20-22

Help us?
Click on verse(s) to share them!
20Naftayda ka samatabbixi seefta, Noloshaydana ka samatabbixi xoogga eeyga.
21Iga badbaadi libaaxa afkiisa, Haah, xataa geesihii gisiyada waad iiga jawaabtay.
22Magacaaga waan u sheegi doonaa walaalahay, Oo ururka dhexdiisa ayaan kugu ammaani doonaa.

Read SABUURRADII 22SABUURRADII 22
Compare SABUURRADII 22:20-22SABUURRADII 22:20-22