Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 22

SABUURRADII 22:16-17

Help us?
Click on verse(s) to share them!
16Waayo, waxaa i hareereeyey eeyo, Oo waxaa hareerahayga isku wareejiyey shirkii xumaanfalayaasha, Oo waxay iga mudeen gacmaha iyo cagaha.
17Lafahaygii oo dhan waan tirin karaa, Oo iyagu way i fiiriyaan oo igu dhaygagaan,

Read SABUURRADII 22SABUURRADII 22
Compare SABUURRADII 22:16-17SABUURRADII 22:16-17