Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 19

SABUURRADII 19:11-13

Help us?
Click on verse(s) to share them!
11Oo weliba addoonkaagana iyagaa loogu digay, Oo xajintoodana waxaa ku jira abaalgud weyn.
12Bal yaa qaladdadiisa garan kara? Rabbow, iga nadiifi dembiyo qarsoon.
13Anoo addoonkaaga ah iga hay waxyaalo aan ku kibro, Oo yaanay ii talin, Oo markaas kaamil baan ahaan doonaa, Oo xadgudub weynna daahir baan ka ahaan doonaa.

Read SABUURRADII 19SABUURRADII 19
Compare SABUURRADII 19:11-13SABUURRADII 19:11-13