Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 146

SABUURRADII 146:2-5

Help us?
Click on verse(s) to share them!
2Intaan noolahay oo dhan Rabbiga waan ammaani doonaa, Oo ammaan baan Ilaahay ugu gabyi doonaa intaan jiro oo dhan.
3Ha isku hallaynina amiirrada Iyo binu-aadmiga aan waxba caawimi karin.
4Naftiisu way ka baxdaa, oo wuxuu ku noqdaa dhulkiisii. Oo isla maalintaas ayaa fikirradiisu baabba'aan.
5Waxaa faraxsan ninkii ay caawimaaddiisu tahay Ilaaha reer Yacquub, Oo rajadiisuna ay ku xidhan tahay Rabbiga Ilaahiisa ah,

Read SABUURRADII 146SABUURRADII 146
Compare SABUURRADII 146:2-5SABUURRADII 146:2-5