Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 130

SABUURRADII 130:3-6

Help us?
Click on verse(s) to share them!
3Rabbiyow, haddaad dembiyada u fiirsatid, Bal yaa istaagi doona, Sayidow?
4Laakiinse waxaa kula jirta dembidhaafid, In adiga lagaa cabsado daraaddeed.
5Waxaan sugaa Rabbiga, Naftayduna way sugtaa, oo eraygiisa ayaan rajo ku qabaa.
6Naftaydu waxay Sayidka u dhawrtaa In ka sii badan sida waardiyuhu u dhawro waaga berigiisa, Haah, in ka sii badan sida waardiyuhu u dhawro waaga berigiisa.

Read SABUURRADII 130SABUURRADII 130
Compare SABUURRADII 130:3-6SABUURRADII 130:3-6