Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 129

SABUURRADII 129:3-7

Help us?
Click on verse(s) to share them!
3Kuwa beerta jeexa ayaa dhabarkayga jeexay, Oo jeexjeexoodiina way dheereeyeen.
4Rabbigu waa xaq, Oo isagu wuxuu kala gooyay xadhkihii kuwa sharka leh.
5Inta Siyoon neceb oo dhammu, Ha ceeboobeen oo dib ha u noqdeen.
6Ha noqdeen sida cawska guryaha korkooda ka baxa Oo engega intaanu korin,
7Oo aan beergooyuhu gacantiisa ka buuxin, Kan xidhmooyinka xidhaana aanu laabtiisa ka buuxin.

Read SABUURRADII 129SABUURRADII 129
Compare SABUURRADII 129:3-7SABUURRADII 129:3-7