Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 128

SABUURRADII 128:2-5

Help us?
Click on verse(s) to share them!
2Waayo, waad cuni doontaa waxa gacmahaagu ku hawshoodeen, Waadna farxi doontaa, oo waad barwaaqoobi doontaa.
3Naagtaadu waxay gurigaaga ku dhex ahaan doontaa sida geed canab ah oo midho badan dhala. Carruurtaaduna waxay noqon doonaan sida geedo saytuun ah oo miiskaaga ku wareegsan.
4Bal eeg, sidaasuu u barakoobi doonaa Ninka Rabbiga ka cabsadaa.
5Rabbigu Siyoon buu kaa barakayn doonaa, Oo cimrigaaga oo dhan waxaad arki doontaa wanaagga Yeruusaalem.

Read SABUURRADII 128SABUURRADII 128
Compare SABUURRADII 128:2-5SABUURRADII 128:2-5