Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 126

SABUURRADII 126:2-3

Help us?
Click on verse(s) to share them!
2Markaasaa afkeenna waxaa ka buuxsamay qosol, Carrabkeennana gabay, Kolkaasaa quruumaha waxaa laga dhex yidhi, Rabbigu waxyaalo waaweyn ayuu iyaga u sameeyey.
3Rabbigu wuxuu inoo sameeyey waxyaalo waaweyn, Oo aynu ku faraxsan nahay.

Read SABUURRADII 126SABUURRADII 126
Compare SABUURRADII 126:2-3SABUURRADII 126:2-3