Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 124

SABUURRADII 124:3-5

Help us?
Click on verse(s) to share them!
3Kolkaasay innagoo noolnool ina wada liqliqi lahaayeen, Markay aad inoogu cadhoodeen,
4Kolkaasay biyuhu ina qarqin lahaayeen, Durdurna nafteennuu dul mari lahaa,
5Oo kolkaasay biyaha kibirsanu nafteenna dul mari lahaayeen.

Read SABUURRADII 124SABUURRADII 124
Compare SABUURRADII 124:3-5SABUURRADII 124:3-5