Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 123

SABUURRADII 123:3-4

Help us?
Click on verse(s) to share them!
3Rabbiyow, noo naxariiso, annaga noo naxariiso, Waayo, waxaa aad nooga buuxda quudhsasho.
4Naftayadii waxaa aad uga batay Qosolka kuwa istareexsan Iyo quudhsashadii kuwa kibirsan.

Read SABUURRADII 123SABUURRADII 123
Compare SABUURRADII 123:3-4SABUURRADII 123:3-4