Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 122

SABUURRADII 122:1-5

Help us?
Click on verse(s) to share them!
1Waan farxay markay igu yidhaahdeen, Ina keena, aan guriga Rabbiga tagnee.
2Yeruusaalemay, cagahayagu Waxay taagan yihiin irdahaaga gudahooda,
3Yeruusaalem waxaa loo dhisay Sida magaalo isku wada dheggan,
4Halkaasay qabiilooyinka, oo ah qabiilooyinka Rabbigu kor ugu baxaan Inay Israa'iil u marag furaan, Iyo inay magaca Rabbiga ku mahadnaqaan.
5Waayo, waxaa yaalla carshiyo garsoorid loo dhigay, Waana carshiyadii reerka Daa'uud.

Read SABUURRADII 122SABUURRADII 122
Compare SABUURRADII 122:1-5SABUURRADII 122:1-5