Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 119

SABUURRADII 119:160-162

Help us?
Click on verse(s) to share them!
160Eraygaaga dhammaantiisu waa run, Mid kasta oo xukummadaada xaqa ah ka mid ahu wuu sii waaraa weligiisba.
161Amiirraa sababla'aan ii silciyey, Laakiinse qalbigaygu wuxuu ka baqaa erayadaada.
162Waxaan eraygaaga ugu reyreeyaa Sidii mid booli badan helay.

Read SABUURRADII 119SABUURRADII 119
Compare SABUURRADII 119:160-162SABUURRADII 119:160-162