Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 119

SABUURRADII 119:136-141

Help us?
Click on verse(s) to share them!
136Indhahayga waxaa ka shubma durdurro biyo ah, Maxaa yeelay, sharcigaaga lama dhawrin.
137Rabbiyow, xaq baad tahay, Oo xukummadaaduna waa qumman yihiin.
138Markhaatifurkaaga waxaad ku amartay xaqnimo Iyo daacadnimo oo dhan.
139Waxaa i baabba'shay qiirada aan kuu qabo, Maxaa yeelay, cadaawayaashaydu waxay illoobeen erayadaada.
140Eraygaagu aad buu u daahirsan yahay, Sidaas daraaddeed anoo addoonkaaga ah waan jeclahay.
141Anigu waan yarahay, oo waa lay quudhsadaa, Laakiinse amarradaada ma illoobo.

Read SABUURRADII 119SABUURRADII 119
Compare SABUURRADII 119:136-141SABUURRADII 119:136-141