Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 119

SABUURRADII 119:131-134

Help us?
Click on verse(s) to share them!
131Afka aad baan u kala qaaday, oo waan harraaday, Waayo, waxaan u xiisooday amarradaada.
132Ii soo jeeso, oo ii naxariiso, Sidaad kuwa magacaaga jecel u samaysid.
133Tallaabooyinkayga ku toosi eraygaaga, Oo dembina yaanu ii talin.
134Dadka dulmigiisa iga bixi, Oo anna waxaan dhawri doonaa amarradaada.

Read SABUURRADII 119SABUURRADII 119
Compare SABUURRADII 119:131-134SABUURRADII 119:131-134