Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 119

SABUURRADII 119:105-106

Help us?
Click on verse(s) to share them!
105Eraygaagu wuxuu cagahayga u yahay laambad, Waddooyinkaygana iftiin.
106Waxaan ku dhaartay oo aan weliba xaqiijiyey Inaan dhawrayo xukummadaada xaqa ah.

Read SABUURRADII 119SABUURRADII 119
Compare SABUURRADII 119:105-106SABUURRADII 119:105-106