Text copied!
Bibles in Somali

MARKOS 9:26-27 in Somali

Help us?

MARKOS 9:26-27 in Kitaabka Quduuska Ah

26 Jinnigii intuu qayliyey, aad buu u gilgilay, kolkaasuu ka soo baxay. Markaasuu wiilku noqday sidii mid dhintay oo kale, sidaa darteeda dad badan baa yidhi, Waa dhintay.
27 Laakiin Ciise ayaa gacanta qabtay oo kiciyey; markaasuu kacay.
MARKOS 9 in Kitaabka Quduuska Ah