Text copied!
Bibles in Somali

MARKOS 7:31-32 in Somali

Help us?

MARKOS 7:31-32 in Kitaabka Quduuska Ah

31 Mar kale ayuu soohdimaha Turos ka soo tegey oo Siidoon maray oo badda Galili yimid, soohdimaha Dekabolisna ayuu soo dhex maray.
32 Markaasay waxay u keeneen mid dhego iyo carrab la', waxayna ka baryeen inuu gacantiisa saaro.
MARKOS 7 in Kitaabka Quduuska Ah