Text copied!
Bibles in Somali

MARKOS 6:42-44 in Somali

Help us?

MARKOS 6:42-44 in Kitaabka Quduuska Ah

42 Dhammaantood way wada cuneen, oo ka dhergeen.
43 Oo waxay soo gureen laba iyo toban dambiilood oo ka buuxa jajabkii iyo kalluunka.
44 Kuwii kibistii cunayna waxay ahaayeen shan kun oo nin.
MARKOS 6 in Kitaabka Quduuska Ah