Text copied!
Bibles in Somali

MARKOS 6:31-32 in Somali

Help us?

MARKOS 6:31-32 in Kitaabka Quduuska Ah

31 Markaasuu iyaga ku yidhi, Keligiin kaalaya cidlada, waxoogaana ku nasta. Waayo, kuwii imanayay iyo kuwii tegayay way badnaayeen, nefis ay wax ku cunaanna ma lahayn.
32 Kolkaasay keli ahaantooda doonni raaceen oo meel cidla' ah tageen.
MARKOS 6 in Kitaabka Quduuska Ah