Text copied!
Bibles in Somali

MARKOS 5:37-38 in Somali

Help us?

MARKOS 5:37-38 in Kitaabka Quduuska Ah

37 Ninnana uma oggolaanin inuu raaco, Butros, iyo Yacquub, iyo Yooxanaa oo ahaa Yacquub walaalkiis, maahee.
38 Kolkaasuu yimid gurigii taliyaha sunagogga, oo wuxuu arkay buuqa iyo kuwa ooyaya oo aad u barooranaya.
MARKOS 5 in Kitaabka Quduuska Ah