Text copied!
Bibles in Somali

MARKOS 4:32-33 in Somali

Help us?

MARKOS 4:32-33 in Kitaabka Quduuska Ah

32 Laakiin goortii la beero way baxdaa oo ka weynaataa dhalatada oo dhan, oo ay laamo waaweyn bixisaa si ay shimbirraha cirku hooskeeda ugu degaan.
33 Masaallo badan oo tan oo kale ah ayuu ereyga kula hadlay intii ay maqli karayeen.
MARKOS 4 in Kitaabka Quduuska Ah