Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - MAAHMAAHYADII - MAAHMAAHYADII 1

MAAHMAAHYADII 1:23-25

Help us?
Click on verse(s) to share them!
23Canaantayda u soo noqda; Bal eega, anigu waxaan idinku shubi doonaa ruuxayga, Oo waxaan idin ogeysiin doonaa erayadayda.
24Anigu waan idiin yeedhay, laakiinse waad i diiddeen; Oo anigu gacantaydaan soo fidiyey, oo ninnana dan kama yeelan;
25Laakiinse idinku taladaydii oo dhan waad fududaysateen, Oo canaantaydiina ma aydin doonaynin;

Read MAAHMAAHYADII 1MAAHMAAHYADII 1
Compare MAAHMAAHYADII 1:23-25MAAHMAAHYADII 1:23-25