Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - MAAHMAAHYADII - MAAHMAAHYADII 19

MAAHMAAHYADII 19:9-12

Help us?
Click on verse(s) to share them!
9Markhaatigii been ahu ma taqsiir la'aan doono, Oo kii been ku hadlaana wuu halligmi doonaa.
10Nacaska raaxo uma eka, Waxaana taas ka sii liita in addoon amiirro xukumo.
11Nin miyirkiisu cadho buu ka celiyaa, Oo waxaa isaga ammaan u ah inuu xadgudub dhaafo.
12Boqorka cadhadiisu waa sida libaaxa cidiisa, Laakiinse raallinimadiisu waa sida sayaxa cawska ku dega.

Read MAAHMAAHYADII 19MAAHMAAHYADII 19
Compare MAAHMAAHYADII 19:9-12MAAHMAAHYADII 19:9-12