Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 9:34-35 in Somali

Help us?

LUUKOS 9:34-35 in Kitaabka Quduuska Ah

34 Intuu waxaas lahaa, waxaa timid daruur oo iyagay hadhaysay, wayna baqeen kolkay daruurtii galeen.
35 Daruurtiina waxaa ka yimid cod leh, Kanu waa Wiilkayga aan jeclahay ee maqla isaga.
LUUKOS 9 in Kitaabka Quduuska Ah