Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 9:3-5 in Somali

Help us?

LUUKOS 9:3-5 in Kitaabka Quduuska Ah

3 Wuxuuna ku yidhi, Waxba safarka ha u qaadanina, ama ul, ama qandi, ama kibis, ama lacag. Laba khamiisna ha qaadanina.
4 Guri alla gurigaad gashaan jooga, meeshaasna ka baxa.
5 Kuwa alla kuwii aan idin soo dhowayn, markaad magaaladaas ka baxdaan siigada cagihiinna ka dhabaandhaba inay marag ka gees ah ku ahaato.
LUUKOS 9 in Kitaabka Quduuska Ah