Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 8:55-56 in Somali

Help us?

LUUKOS 8:55-56 in Kitaabka Quduuska Ah

55 Ruuxeedii ayaa ku soo noqday, oo markiiba way kacday, oo wuxuu amray in cunto la siiyo iyada.
56 Waalidkeedii waa yaabeen, wuxuuse amray inaanay ninna u sheegin waxa dhacay.
LUUKOS 8 in Kitaabka Quduuska Ah